3 Easy Ways to Make Money Online in somalia (Beginner Friendly Guide)
Baro 3 siyaabood oo fudud oo aad lacag online laga sameyn karto 2026 adigoo beginner ah oo hadda somalia jooga. Waxay ku habboon tahay dadka Somalia iyo kuwa cusub ee internet-ka.
๐ก Hordhac
Ma rabtaa inaad lacag ka sameyso internet-ka adigoo jooga gurigaga? Maanta internet-ka wuxuu noqday meel qof walba uu ka shaqeysan karo. Xitaa qof beginner ah wuu bilaabi karaa.
Maqaalkan waxaan ku baran doonaa 3 hab oo fudud oo aad lacag online looga sameyn karo.
๐ฐ 1. Affiliate Marketing
Affiliate marketing waa inaad dadka u xayeysiiso products, markay iibsadaan adiga lacag ayaad helaysaa.
๐ Sida loo bilaabo:
Iska diiwaangeli platform sida ClickBank ama Amazon Affiliate
Hel product aad rabto inaad xayeysiiso
La wadaag link-ga Facebook, TikTok ama blog
๐ก Tani waa habka ugu caansan ee lacag online lagu sameeyo.
✍️ 2. Blogging
Blogging waa inaad qorto articles (qoraallo) aad soo galiyaa accountkaag blogga.
๐ Sida loo bilaabo:
Samee blog (WordPress ama Blogger)
Qor maqaallo faa’iido leh
Ku dar Google AdSense ama affiliate links
๐ก Haddii traffic badan timaado, lacag ayaa ka dhalan karta.
๐ฑ 3. Social Media Content Creation
Waxaad lacag ka sameyn kartaa TikTok, YouTube ama Facebook.
๐ Sida:
Samee videos faa’iido leh (tusaale: tips)
Kasbado followers
Ka hel sponsorship ama ads
๐ก TikTok hadda waa midka ugu sahlan ee bilowga ah.
๐ Gunaanad
Lacag online ah waa suurtagal haddii aad joogteeso (consistency). Ha sugin natiijo degdeg ah—bilow maanta oo sii wad.
Comments
Post a Comment