Why 90% of People Fail at Social Media Marketing (And How to Be the 10%)
📱 Social Media Marketing
Sida Social Media Loogu Isticmaalo Ganacsigaaga
How to Use Social Media to Grow Your Business — A Complete Guide
May 2026
7 min akhris
Lacag & Ganacsiga
Maxay Tahay Social Media Marketing?
Social Media Marketing waa hab lagu isticmaalo baraha bulshada — sida Facebook, TikTok, Instagram, iyo YouTube — si aad ugu xayeysiiso ganacsigaaga ama adeegaaga. Maanta, dad badan oo aduunka ah ayaa isticmaala baraha bulshada maalin kasta, taas oo ka dhigaysa meel aad u wanaagsan oo aad macaamiishaada ku gaadhi karto.
Haddaad leedahay ganacsi yar ama aad bilaabayso mid cusub, Social Media Marketing waxay kuu noqon kartaa aalad aad u xooggan oo aan kharash badan qaadin.
Baraha Ugu Muhiimsan / Top Platforms to Use
Kani waa liiska baraha bulshada ee ugu muhiimsan ganacsiga:
Macaamiil badan • Groups & Ads • Somali community-ga weyn
🎵 TikTok
Dhalinyarada • Fiidiyooyinka gaagaaban • Viral content
Sawirro & Reels • Brand-ka muuqaalka • Shopping features
▶️ YouTube
Long-form content • Lacag AdSense • Tutorial videos
"Shirkadda aan xayeysiinta ku samaynin social media maanta, waxay la mid tahay dukaan aan lahayn albaab."
✦ 5 Talooyin Muhiim ah oo Social Media Marketing
🚀 Talooyinka Guusha
1.Asal u noqo (Be Authentic) — Dadka waxay jecel yihiin macluumaadka run ah. Ha isku dayin inee u muuqato mid been eh.
2.Joogtayn (Consistency) — Maalin kasta ama toddobaadkiiba dhawr jeer post samee. Joogtayntu waa xarig guusha.
3.Fiidiyooyinka isticmaal — TikTok iyo Instagram Reels ayaa hadda loo baahanyahay. Video gaaban oo wax ku ool ah samee.
4.La xiriir dadka (Engage) — Comments ka jawaab, su'aalaha ka jawaab. Algorithm-ka wuxuu jecleysiiyaa accounts
Comments
Post a Comment