Sidee website u dhisikarta adoo beginner eh

 "Website Bilaash Ah Ayaad Dhisi Kartaa — Coding na Looma Baahna!"

Saaxiib, miyaad u maleynaysay in website dhisidisa adag tahay oo lacag badan u baahato?

BEEN WEYN! 😱

Maanta waxaan ku tusinayaa sida aad website bilaash ah ugu dhisi karto saacado gudahood — coding la'aan iyo aqoon la'aan!

🌐 Maxaad u baahantahay?

✅ Telefoon ama Laptop

✅ Internet

✅ 1-2 Saacadood

✅ Lacag? Maya — maya waa Bilaash!

🛠️ Boggaga Ugu Wanaagsan — Bilaash!

1️⃣ Blogger.com ⭐

Google-ka owned

Bilaash 100%

Fudud & Degdeg

AdSense ku shaqeeya

Ugu wanaagsan: Blogga & Maqaallada

2️⃣ WordPress.com

Template badan

Professional u muuqata

Ugu wanaagsan: Ganacsi & Blog

3️⃣ Wix.com

Drag & Drop — aad u fudud

Qurux badan

Template 900+

Ugu wanaagsan: Business & Portfolio

4️⃣ Google Sites

Aad u fudud

Google account ku shaqeeya

Ugu wanaagsan: Bilowga

📋 Tallaabada Bilaabista — Blogger

Tallaabo 1️⃣ — Blogger.com fur

Tallaabo 2️⃣ — Google account ku gal

Tallaabo 3️⃣ — "New Blog" guji

Tallaabo 4️⃣ — Magac u bix blogkaaga

Tallaabo 5️⃣ — Template dooro

Tallaabo 6️⃣ — Post koowaad qor

Tallaabo 7️⃣ — Dunida la wadaag! 🌍

💰 Website + AdSense = Lacag!

Tallaabada Shaqada

1️⃣ Website samee — mid Bilaash eh

2️⃣ Posts qor — Maalin walba

3️⃣ Visitors hel — Share garee

4️⃣ AdSense apply garee

5️⃣ 💰 Lacag hel!

🎯 Xaqiiqda Muhiimka ah:

Adduunka maanta website la'aani waxay la mid tahay ganacsi aan dukan lahayn! Dadka 90% ee online lacag ka sameeya waxay leeyihiin website!

Website-kaagu waa 24/7 shaqeeya — haddaad seexato, haddaad shaqeysid, maalin walba visitors ayuu heli karaa lacagna kuu sameeya!

⭐ Talo Koobaaban:

"Maanta inaad bilaabdo website-kaaga ayaa muhiimsan — berri ha sugin.Qofkii hore u bilaaba ayaa hore u guulaysta!"

 👍 Like garee | 🔁 Share garee | 💬 Comment ku qor

Comments

Popular posts from this blog

Qalabyada Bilaashka ah Ee Lagu Bilaabi Karo Lacag Online 2026

Stop Wasting Time Gaming — Here's How to Turn Every Hour Into Real Money

GetPhone — Telefonkaaga Cusub Hel Maanta